Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka.[Video]

May 1, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaan uga mahadcelinayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu aniga iyo xukuumaddeyda nagu soo wareejiyay hoggaaminta howlaha doorashooyinka, amniga doorashooyinka iyo fulinta qorshaha amniga guud ee Qaranka, anigoo rajeynaya in aan ku guuleysanno howshaas iyo mas’uuliyaddaas muhiimka u ah masiirka dalka una maareyno sida ugu wanaagsan.

Sidoo kale Waxaan uga mahadcelinayaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida mas’uuliyaddu ku dheehan tahay oo ay u aqbaleen codsigii madaxweynaha ee ahaa in dib loogu noqdo heshiiskii 17-kii September ee hagayay hannaanka doorashooyinka dalka, iyagoo tixgeliyay sidii looga gudbi lahaa duruufaha adag ee dalku marayo.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,888 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>