War murtiyeedka kasoo baxay Shirka Golaha wadashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka.[Masawiro/Video]

May 27, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Shirka wadatashiga Qaran ee ka socda Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ee caasimaa dalka Soomaaliya ayaa la soo gabagabeeyeyo iyadoo shirkana ay ka qayb galayeen Madaxad dowladda Gobolleedyada ka jira dalka ,gudoomiyaha gobolka Banaadir waxaan shirka shir gudoominayey Ra’iisul wasaarah dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis ku aaddan doorashooyinka dalka, iyadoo maanta la soo xirayo Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho.

Hoos ka Akhriso warmurtiyeedkii ka soo baxay Shirka wadatashig Qaran ee ka socday Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2021
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online