Taliyaha guud ee Ciidamada Difaaca Puntland oo kormeer shaqo ku tegay fariisamaha ciidamada ee Aaga Bari

May 30, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliyaha guud ee Ciidamada Difaaca DPl iyo Hogaamada Taliska guud oo kor meer shaqo ku tagay fariisimaha Aaga Bari, halkas oo ay kuso dhaweeyen sarakiisha ciidamada iyo saraakiil xigeenada.

Iyagoo u kuur galay xaalada ciidanka isla markaana ka qaatay salaan sharaf cutubyo ka tisan ciidanka, waxa uuna talyuhu is xoga wareysi layeeshay saraakisha Taliska Aaga Bari, Kormeerka safarka shaqo aya ujeedkiisu waxa uu ahaa qiimeynta xalada ciidan iyo baahiyahooda gaarka ah sidii wax looga qaban lahaa.

Taliska_Ciidanka_Difaaca_Puntland.
Boosaaso, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2021
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online