Wasaaradda Waxbarshada Puntland oo war ka soo saartay liiska laga saaray Jaamacadda Puntland ee Turkiga.[Video]

May 2, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa shir isugu yimid maanta oo taariikhdu tahay 2/5/2021, Madaxda Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland, Senator Cabdirisaaq Cismaan Jurrile iyo Masuuliyiinta Jaamacadaha Puntland, waxayna ka arrinsadeen arrinta ka soo cusboonaatay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Dalka Turkiga oo ay ku dhawaaqday Ha’yadda Tacliinta sare ee Turkiga (YOK).

Hoos ka eeg Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,889 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>