Barnaamijkii Afmeer Qaybtii 4aad Madaxii Amniyaadka Al-shabaab ee Gobolka Mudug.[Video]
(June 1, 2021)
Gaalkacyo:-Qeybtii 4aad ee Taxanaha Barnaamijkii Afmeer waxaan caawa lagu waraystay Cabdulqadir Axmed Ummal(Abu Cabdalla) oo ahaa ku xigeenka 1-aad Amniyaadka ururka Al-shabaab ee gobolka Mudug. Mad
Madaxweynaha Jubbaland oo soo magacaabay xubno u matalaya guddiyada Doorashooyinka
(June 1, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Xubnaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xallinta Khilaa
Madaxweynaha Puntland oo maanta iska diiwaangeliyey xaafada Kaambo ee degmada Qardho,
(June 1, 2021)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka iska diiwaangeliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho si uu u codeeyo doora
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland.[Video/Masawiro]
(June 1, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta safar shaqo ku yimi Qardho ayaa tababar usoo xiray dufcad kamid ah cidamada daraawishta puntland iyo dufacadii saddexaad ee ci