Madaxweynaha Dowladda Puntland oo furay Kalafadhigga 48-aad ee Baarlamaanka Puntland.[Video/Masawiro]
(June 15, 2021)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si waafaqsan Dastuurka Dowladda Puntland qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad, wuxuu maanta furay Kalfadhigga 48-aad ee Golaha
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho
(June 15, 2021)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof isku soo xiray walxaha qaraxa uu isku dhex qarxiyay koox dhalinayro ah oo dooneysay inay ku biiraan ciidanka milatariga Soomaaliya.