RW Rooble oo magacaabay xubanaha guddiyada doorashada
(June 19, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa dib u magacaabay xubnaha Guddiga Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka Heer Federaal oo ka kala kooban 25 xubnood iyo 21 xubnood. W