Guddoomiyaha Aqalka-sare oo sharci daro ku tilmaamay shuruuc ay xukuumad Federaalka ansixiyeen
(June 22, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka-sare Cabdi Xaashi ayaa waxaa uu sharci-darro ku tilmaamay shuruuc iyo Hey'ado ay ansixisay xukuumadda Raysal Wasaare Rooble dowladda Federaalka Soomaaliya. [ngg src="
Ra’iisul Wasaare Rooble oo casumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka
(June 22, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka dhacaya Muqsisho, kaas oo la isaga ware
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo kormeeray xarunta lagu saxayey Imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2020/2021
(June 22, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa maanta kormeeray xarunta ay ka socoto sixidda imtixaankii la qaaday sannad-dugsiyeed
DFS iyo Itoobiya oo wada galay heshiis ganacsi oo Kaluun lagu bedelanayo Qaad.[Video]
(June 22, 2021)
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa wada galay Heshiis ganacsi Malaay lagu badalanaayo Qaad. Haddaba muxuu yahay Heshiiskaasi wasiirka wasaarada kaluumeysiga iyo Qeyraadka badda Cabdulla
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo shir Guddoomiyey fadhiga 6-aad ee Kalfadhiga 48-aad Golaha Wakiillada DPL.
(June 22, 2021)
Garoowe: June 21, 2021: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Gu
Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo Qusulka Itoobiya u fadhiya Puntland oo gaaray Gaalkacyo.[Video/Masawiro]
(June 22, 2021)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur oo uu wehlinayaan Safiirka Dalka Itoobiya ufadhiya Soomaaliya Cabdufataax Cabdulaahi Xasan, Qusulka Itoobiya ufadhiya Puntland, Agaa
Madaxweynaha Hirshabeele oo ka tacsi yeeyey dilkii Gudoomiyahii Ururka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan.
(June 22, 2021)
Hiiraan:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Faarax Cabdi Cali ( Faarax Diir) Gudoomi
Maxkamadda Ciidamada oo shaacisay Magaca qofkii ka dambeeyay dilkii Sheekh Cali Dheere
(June 22, 2021)
Muqdisho:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa  Maanta oo Isniin ah shaacisay Magaca qofkii ka dambeeyay dilkii 17/5/2021 deegaan hoostega Magaalada Gaallkacyo loogu geystay Allah unaxariisto