Ciidanka Badda Puntland ee PMPF oo qabty Markab si sharci daro ah uga Kalluumaysanayey xeebta degmada Qandala.[Masawiro/Video]
(June 23, 2021)
Qandala:-Ciidanka Badda Puntland ee PMPF ayaa waxaa ay xeebta degmada Qandala gobolka Bari ku qabteen Markab si sharci daro ah uga Kalluumaysanaayey xeenaha Badda Puntland. [ngg src="galleries" ids=