Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirka Golaha wasiirada ee Puntland.[Masawiro]
(June 24, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Shirka Golaha Wasiirada oo uu ka qeyb
Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi oo qaabilay wufuud ka qayb galaysa furitaankii Ballaadhintii wejiga koowad ee dekada Berbera.[Masawiro]
(June 24, 2021)
Berbera:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qaabiley wufuuda ku soo wajahan magaalo Marseedka Berbera oo maanta la shaacin doono furitaanka wejigii koowaad ee ballaadhi
Guddomiyaha gobolka Karkaar oo booqday deegaano hoos taga Gobolka Karkaar
(June 24, 2021)
Qardho:-Masuuliyiin uu hogaaminayay guddomiyaha gobolka Karkaar Siciid Maxamed faahiye ayaa kormeer shaqo ku tegeey Degaanada sheerbi, xidda, Alxamdullilahi iyo degmada waaciye, waxa ayna kullamo w
Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabeelle oo Beledweyne kulan kula qaatay Safiirka Dowlada Sweden ee Soomaaliya
(June 24, 2021)
Beledweyne:-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta Magaalada Beledweyne Xarunta Ganacsiga Hirshabeelle kulan kula qaatay Safiirka