Ra’iisulwasaaraha DFS oo furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka.[Masawiro/Video]
(June 28, 2021)
Muqdisho:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta  ka furmay Teendhada Afisyooni, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Rooble waxaana ka qeyb galay Madaxweynayaasha Puntland, Galmudu