Jadwalka Doorashadda Soomaaliya iyo Go’aamada ka soo baxay Shirka wadatashiga Doorashadda.[Video]
(June 29, 2021)
Muqdisho:-Golaha wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go’aamo ay ku gaareen Shirka arrimaha Doorashada ee uga socday Muqdisho. JADWALKA DOORASHADDA
Wasiirka Amniga Dowlada Puntland “Reer Balidhidin Waa in aad Dagaalka lagula Jiro Kooxda Daacish qayb ka noqotaan”[Video]
(June 29, 2021)
Balidhidin:-Balidhidin Waa in Aad Dagaalka lagula Jiro Kooxda Daacish Qeyb ka Noqotaan dhamaan Ciidanku Waa Heegan Waa in la hellaa Xog dhameystiran Waa la isyaqaan Sidaas Waxaa yiri Wasiirka Amniga