Barnaamijkii Afmeer Qaybtii 4aad Madaxii Amniyaadka Al-shabaab ee Gobolka Mudug.[Video]

June 1, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Qeybtii 4aad ee Taxanaha Barnaamijkii Afmeer waxaan caawa lagu waraystay Cabdulqadir Axmed Ummal(Abu Cabdalla) oo ahaa ku xigeenka 1-aad Amniyaadka ururka Al-shabaab ee gobolka Mudug.

Madaxa ku xigeenka Amniyaadka Al-shabaab ee Gobolka Mudug Cabdulqadir Axmed Ummal (Abu Cabdalla) ayaa waxaa kale oo uu ahaa madaxii Qaraxyada iyo miinooyinka isagoo xusay in uu dilalka iyo qaraxyada lagu laayey haldoorkii Gobolka Mudug oo inta badan aan ka mid ahayn maamulka Puntland ama Gal-Mudug uu ka aamin sanaa dad ka soo horjeeda fikrigooda ahna Murtadiin.

Hoos ka Daawo Barnaamijkii Afmeer qaybtiisii 4aad Cabdulqadir Axmed Ummal(Abu Cabdalla) oo aha ku xigeenkii amniyaadka al-shabaab ee Gobolka Mudug.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

253,663 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>