Dagaal culus oo ka dhacay xerada ciidamada Daynuunay.[Dhagayso]

June 9, 2021 - Written by Editor

Baydhabo:-Dagaal qaraar oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay xerada Daynuunaay ee duleedka magaalada Baydhaba.

Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu sababay khasaare xooggan oo kala gaaray labada dinac, waxaana hadda degan xaaladda ayada oo ciidamada dowladda ay gacant ku hayaan xerada.

Faahfaahinta warkan waxaa magaalada Baydhabo ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

253,663 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>