Madaxweynaha Hirshabeele oo ka tacsi yeeyey dilkii Gudoomiyahii Ururka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan.

June 22, 2021 - Written by Editor

Hiiraan:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Faarax Cabdi Cali ( Faarax Diir) Gudoomiyahii Ururka Dhallinyarada Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuum faarax ahaa haldoorkii Dhalin yarada iyo isku Haye bulsho waxa uuna faray Hay’adda Amniga inay gacanta kusoo dhigaan cidii ka dambeysay dilka Marxuumka.

Madaxweynaha waxa uu u tacsiyeeynayaa Dhamaan Eheladii Qaraabadii Asxaabtii iyo Bahda Dhalinyarada Gobolka Hiiraan ee uu kabaxay Allaha u Naxariistee Marxuumka Waxa uuna Alle uga baryay.

Janatul Fardawsa.AAMIIN AAMIIN AAMIIN

-DHAMAAD-

Leave a comment

*

Archives
June 2021
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online