Madaxweynaha Jubbaland oo soo magacaabay xubno u matalaya guddiyada Doorashooyinka
June 1, 2021 - Written by EditorKismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Xubnaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.
[ngg src=”galleries” ids=”3735″ display=”basic_thumbnail”]M_M Deeq
Halgan.net

.gif)

