Maxkamadda sare ee ciidammada Puntland ee Gaalkacyo oo u fariisatay Dacwadda Racfaan ee 8 ka tirsanaa Amniyaadka Al-shabaab.[Video]

June 9, 2021 - Written by Editor

Gaalkacayo- Maxkamadda sare ee ciidammada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Dowladda Puntland ayaa waxaa saaka ay mar kale u fariisatay dacwadda Racfaan qaadashada ilaa 8 xubnood oo ka tirsanaa amniyaadka Al-shabaab oo horay ay Maxkamada Sare ciidamada dowladda Puntland ay xukun ugu riday siddeedaan xubnooda oo ka tirsanaa Alshabaab iyagoo ku eedaysan in ay dilal iyo qaraxyo kaler duwan ay ku laayeen haldoorkii Gobolka Mudug.
Maxkamadda Sare ee ciidamada Puntland oo u fariisatay saaka qaadista Xukunadi ay horay Darajada Koowaad ee Racfaanka Qeybtii 2aad waxaana lagu bilaabey kooxdii amniyaadka Al-shabaab ee uu hor jooge u ahaa Maxamed Xaashi.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2021
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online