Madaxweynaha Jubaland oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho.
(June 26, 2021)
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Madaxweynaha oo hogaaminayay wafdi ka kooban labada gole ee Dowlada waxaa g
Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeeyey Muqdisho.
(June 26, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho.Madaxweynaha ayaa Muqdisho kaga qeybgalaya Shirka wadatashi
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirka Golaha wasiirada ee Puntland.[Masawiro]
(June 24, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Shirka Golaha Wasiirada oo uu ka qeyb
Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi oo qaabilay wufuud ka qayb galaysa furitaankii Ballaadhintii wejiga koowad ee dekada Berbera.[Masawiro]
(June 24, 2021)
Berbera:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qaabiley wufuuda ku soo wajahan magaalo Marseedka Berbera oo maanta la shaacin doono furitaanka wejigii koowaad ee ballaadhi
Guddomiyaha gobolka Karkaar oo booqday deegaano hoos taga Gobolka Karkaar
(June 24, 2021)
Qardho:-Masuuliyiin uu hogaaminayay guddomiyaha gobolka Karkaar Siciid Maxamed faahiye ayaa kormeer shaqo ku tegeey Degaanada sheerbi, xidda, Alxamdullilahi iyo degmada waaciye, waxa ayna kullamo w
Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabeelle oo Beledweyne kulan kula qaatay Safiirka Dowlada Sweden ee Soomaaliya
(June 24, 2021)
Beledweyne:-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta Magaalada Beledweyne Xarunta Ganacsiga Hirshabeelle kulan kula qaatay Safiirka
Ciidanka Badda Puntland ee PMPF oo qabty Markab si sharci daro ah uga Kalluumaysanayey xeebta degmada Qandala.[Masawiro/Video]
(June 23, 2021)
Qandala:-Ciidanka Badda Puntland ee PMPF ayaa waxaa ay xeebta degmada Qandala gobolka Bari ku qabteen Markab si sharci daro ah uga Kalluumaysanaayey xeenaha Badda Puntland. [ngg src="galleries" ids=
Guddoomiyaha Aqalka-sare oo sharci daro ku tilmaamay shuruuc ay xukuumad Federaalka ansixiyeen
(June 22, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka-sare Cabdi Xaashi ayaa waxaa uu sharci-darro ku tilmaamay shuruuc iyo Hey'ado ay ansixisay xukuumadda Raysal Wasaare Rooble dowladda Federaalka Soomaaliya. [ngg src="
Ra’iisul Wasaare Rooble oo casumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka
(June 22, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka dhacaya Muqsisho, kaas oo la isaga ware
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo kormeeray xarunta lagu saxayey Imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2020/2021
(June 22, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa maanta kormeeray xarunta ay ka socoto sixidda imtixaankii la qaaday sannad-dugsiyeed

« Previous PageNext Page »