Puntland oo Ra’iisul wasaare Rooble u soo gudbisay Liiska xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal.

June 2, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal.

A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.