Ra’iisul Wasaare DFS oo magacaabay Guddi Sare ee Farsamada Doorashooyinka Qaranka.

June 9, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa magacaabay Guddi Sare ee Farsamo oo ka caawinaya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha arrimaha doorashooyinka Qaranka kuwaas oo ka kooban 7 xubnood.

Guddiga uu maanta magacaabay Raisulwasaaraha DFS ayaa waxaaa ay fududeynayaan isku xirka dhammaan howlaha doorashooyinka ee hey’adaha ku shaqada leh, sida Beesha Caalamka, Golaha Wadatashiga Qaran iyo dowlada gobaleedyada .


Guddiga uu magacaabay Raisulwasaare Rooble waxaa ay kala yihiin

1-Abdkadir Elmi Ali.
2-Avv Omar Mohamed Abdulle.
3-Fatumo Abdi Ali.
4-Mohamoud Mohamed Roble.
5-Laila Abdikarin Mohamed.
6-Liban Rabile Good.
7-Abdulahi Hashi Hussein.

A/Cawale

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

253,663 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>