Ra’iisulwasaaraha DFS oo furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka.[Masawiro/Video]

June 28, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta  ka furmay Teendhada Afisyooni, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Rooble waxaana ka qeyb galay Madaxweynayaasha Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed iyo  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Maamul gobaleedka Hirshabeelle ayaa shirkaan uga qeyb galaya qadka foggaan aragga ee Zoomka. Kadib markii raysal wasaaraha DFS  uu sheegay in xaliyey  tabashadii uu ka qabtay shirka iyo qaabka loo agaasimay.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa waxaa looga hadlayaa dardar gelinta doorashada, wixii ka qabsoomay heshiiski bishii hore ee 27 May.

Waa shirkii labaad oo uu Raisulwasaaraha DFS uu hoggaamiyo tan iyo markii lagu wareejiyey hoggaaminta maamulka doorashada, iyo amniga dalka .

Halgan.net

A/Cawale

Comments are closed.

Archives
June 2021
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online