Ra’iisul wasaare Rooble oo Shir Gudoomiyey shirka golaha Wasiiradaha DFS

June 10, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Xaaladda amniga dalka iyadoo lagu dhageystay warbixinno ku saabsan Amniga dalka, Caabuqa Covid-19, Gurmadka Abaaraha & Fatahaadaha.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.