Wejigii 2-aad ee Dhismaha Airport-ka Boosaaso oo la Daahfuray.[Masawiro]

June 9, 2021 - Written by Editor

Boosaaso waxaa maanta la daah-furay sidii qorshuhu ahaa wejiga 2-aad ee dhismaha Airport-ka Boosaaso qeybtiisa 1-aad, Shaqada ugu horeysa ee laga qabanayo Airportka waxay isugu jirta :-
1. Balaarinta Dhabada diyaaradaha ( Runway Extention ) waxa lagu daridoonaa inta dhisan 800m.
2. Dhismaha wado laami ah oo laba haad ah, taasi oo Garoonka Diyaaradaha Boosaaso ku xirta magaalada 1.7 km².
3. Dhismaha baarkinka gawaarida ( Car Parking ) oo cabirkiisu dhan yahay 300×250m² oo laba jibaaran (Square).
4. Dhismaha Dayrka Garoonka oo silig adag ah ( Fencing Airport ) cabirkiisuna dhan yahay 9×4km
5. Dhismaha xarunta Dab-damiska ( Fire House Building )
6. Dhismaha Baarkinka Diyaaradaha
7.Dhismaha qaybta Xamuulka ( Cargo Terminal )
8. Dayactirka Terminaalka ( Terminal renovation )
9. Nalaynta Garoonka si heer caalami ah (Airports lighting )
10. Dhiraynta iyo qurxinta Garoonka diyaaradaha Boosaaso.( Planting and organizing )
Dhisida iyo horumarinta xarumaha halbowlaha u ah Bulshada waxay qeyb ka tahay, qorshaha Dowladda ee tayeynta iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaale iyo kuwa Bulsho.

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

253,663 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>