Barnaamijka Martida Makrafoonka: Wasiir Cabdullaahi Carab
(July 31, 2021)
London :-Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Inj. Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) oo ah Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda federaalka ee Soomaaliya. Barn
Madaxwayne Axmed Islaam,oo qaabilay Guddiyada Doorashada ee Sanatarada la doortay.
(July 30, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay Aqalka martida Magaalada Kismaayo casho sharaf ugu sameeyay Gudiyada hirgalinta Doorashooyinka ee kala duwan gudoonka B
Sh Dr Abdirahmaan Sh Cumar oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Ee Nairobi.
(July 29, 2021)
Nairobi:-Sheekh Dr Cabdirahmaan Sh Claahi Cumar oo ka mid ah culumada wax ka dhiga Jaamacadaha dalka Sacuudi Carabiya ayaa socdaal dacwo ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya . Sheekh
Xildhibaanadii ugu horreeyey Aqalka Sare Ee Jubaland oo la doortay.
(July 29, 2021)
Kismaayo:-Xubnihii ugu horreeyay ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay Jubaland iyadoo ay billaabatay doorashada Soomaaliya, kadib dhowr mar oo ay dib u dhacday. Kursig
Jubaland oo soo gudbisay xubnaha u tartamaya Aqalka sare
(July 27, 2021)
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Jubaland u gudbiyay tartamayaasha qaar kamid ah kuraasta Aqalka sare ee Jubal
Raisulwasaaraha DFS oo u ambabaxay magaalada London
(July 26, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada London ee dalka Ingiriiska , halkaas oo uu uga qeyb g
Madaxweyanah Puntland oo kulan la qaatay Anita Kiki Gbeho
(July 26, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland caawa Casho Sharaf ugu sameeyay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho
Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Guddiga hirgalinta doorashada ee heer Federaal.
(July 26, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada ee heer Federaal iyo heer Dowlad Gobol
Madaxweynaha Puntland magacaabay guddiga qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da August
(July 24, 2021)
Garoowe: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da August 2021, kuwaasi oo kala ah: 1. Xasan Shir
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Ee Nairobi (Daawo)
(July 23, 2021)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sh Bashir Sh Xasan Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay dhibaat

Next Page »