Afmeer oo soo Bandhigtay wareysigii Horjooge Maxamed Cabdi Raage Indhabuur

July 18, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Waa qeybtii 9-aad ee Barnaamijka AF MEER iyo sheekada X Horjooge Maxamed Cabdi Raage Indhabuur oo horjooge u ahaa shabakad ka kooban 4 kuwaas oo dilal madax jabin ah ka geystey Xaafadda Garsoor ee magaalada Galkacyo,

Indhabuur waxa ka mid ahaa 18 shabaab ah oo ay  Maxkamadda sare ee ciidamada Puntland ay dilka toogashada ah ku fulisay.

Hoos ka Daawo Afmeer oo soo Bandhigtay wareysigii  Horjooge Maxamed Cabdi Raage indhabuur 

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.