Afmeer oo soo Bandhigtay wareysigii Horjoogihii ugu sareeyey Amniyaadka Alshabaab ee gobolka Mudug

July 6, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Horjoogihi ugu sareeyey Amniyaadka Alshabaab ee gobolka Mudug Maxamed Xaashi Muumin (Abuu Dayib) ayaa waxaa la soo bandhigay wareysi ay ka qaaday Afmeer waxaana uu faahfaahin ka bixiyey qaabka ay uga howl gali jireen gobalka Mudug

Kooxda Al Shabaab ayaa waxay ku dishay gobalka Mudug haldookii iyo indhihii gobalka waxaana ay dilalka ku bixin jireen lacago gaaraya inta u dhexeysa 1000 doolar ilaa 150 USD.

Hoos ka Daawo wareysigii Horjoogihi ugu sareeyey Amniyaadka Alshabaab ee gobolka Mudug.


A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.