Barnaamijka Martida Makrafoonka: Wasiir Cabdullaahi Carab

July 31, 2021 - Written by Editor

London :-Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Inj. Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) oo ah Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda federaalka ee Soomaaliya. Barnaamijka ayaana ku saabsan shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta waxbarashada caalamka oo toddobaadkii tagay lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.


VOA Somalia
Halgan.net

Comments are closed.