Guddoomiyaha gobolka Mudug oo BBC-du ka waraystay Xubno amniyaadka Al-shabaab ee la toogtay iyo kuwa kale ee la xukumay.[Dhagayso]

July 8, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiladhiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa waxaa u waraysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda BBC-da waxaa uu ka warbixiyey xubno ka tirsan ee amniyaadka ee lagu toogtay Puntland iyo kuwa kale oo dil sugayaal ah.

Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiladhiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa waxba ma jiraan ku tilmaamau eedaymo loo soo jeediyey hay’addaha Garsoorka iyo Maxakamada ah ku guda jira Maxkamadaynta xubno ka tirsan Amniyaadka Al-shabaab e lagu qabtay Gobolka Mudug gaar ahaan Gaalkacyo.

Gudoomiya Sanyare ayaa yiri” Kuwa Eedaynay Hay;addaha Garsoorka iyio Maxkamadaha waa kuwo ay fariimaha u soo dhiibeen Al-shabaab ka dibna Warbaahinta la soo fariista fariimaha loo soo dhiibay.”

Hoos ka Dhagayso Sidee loo xaqiijiyay in ragga Gaalkacayo lagu toogtay ay galeen dambiyada Alshabaabnimo ee loo dilay,?

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>