Gudoomiyaha Gobolka Mudug Puntland oo Agab Taakulo ah ku wareejiyey Gal-Mudug.[Video]

July 8, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur oo galabta axaa uu Taakulo isugu jirta Shidaal iyo Raashin kuwareejinay Maamulka GalMudug oo ay Wakiil ka ahaayeen Maamulka Degmada Gaalkacyo dhinac Gal-Mudug, kuwaas oo aan uga qayb qaadanayno la Dagaalanka Argagixisa ee Deegaanada Wasil iyo Bacaadwayne oo ay Ciidamada Xooga dalka iyo kuwa Ciidamada Gal-Mudug ay ku sii baacsanayaan deegaanadaas.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur Sanyare oo la hadlay saxaafadda xili Taakulayntaan lagu wareejinayey ayaa yiri. ” Tani waxay bilow u tahay Taakulooyin kuwaan ka sii waaweyn oo aanu la garab taaganahay waalalahayo Galmudug gaar ahaa Ciidamada xooga Dalka iyo Ciidamada Maamulka Gal-Mudug taasoo aan uga golleenahay godkasta oo kooxda Argagixisadu gasho in laga saaro markaas kadibna si wada jira aan uga xorayno guud ahaan dalka Soomaali.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>