Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowladda Puntland oo tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Axmed Xirsi Carab

July 6, 2021 - Written by Editor

Garoowe:- Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa isaga oo ku hadlaya Afka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland wuxuu Tacsi tiiraanyo leh halkan u dirayaa Shacabka iyo Dawladda Puntland, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Alle Ha’u Naxariistee Xildhibaan hore Axmed Xirsi Carab oo ku geeriyooday magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online