Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.[Masawiro]

July 8, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxwaynaha waxaa garoonka diyaaradaha Aden Cadde International Airport ku soo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble Wasiiro heer Federaal, Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, Xubnaha Golayaasha Dowladda Hirshabeelle Gudoomiyihii hore Gobolka Banaadir dhalinyaro Haween, qaar ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,397 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>