Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland oo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Sool.

July 18, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Sool.

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Talo soojeedinta Taliska Booliiska Puntland.

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Markuu tixgeliyay: Shaqada ka socota Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Sool.
Wuxuu u magacaabay:-

G/sare Aadan Maxamed Cabdi Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Sool.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu saxiixo ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenku , wuuna saxiixay.

=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
July 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online