Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo kormeeray Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Caafimaad iyo Arrimaha Qoyska

July 14, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta waxa uu kormeeray Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta, Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.

Madaxweyne Ku-Xigeenka Dowladda Puntland ayaa warbixin ka dhegaystay masuuliyiinta Wasaaraddaha uu kormeeray iyo waaxyaha kala duwan ee xarumahaasi, wuxuuna bogaadiyay shaqada socota, isagoo faray inay muhimtahay marwalbo in lasii dardargeliyo adeega bulshada loo hayo.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,397 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>