Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Madaxtooyada Casho Sharaf ugu sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee Heer Federaal iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

July 7, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada Casho Sharaf ugu sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee Heer Federaal iyo Dowladaha xubnaha ka ah DFS oo maalmahan Shir uga socday Garoowe.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Caafimaadka DFS, Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>