Maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada ee Gobolada Mudug iyo Cayn ee Puntland oo dil ku xukuntay xubno ka tirsan Al-shabaab.[Video]

July 7, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Gobolada Mudug iyo Cayn ee dowladda Puntland ayaa ugu waxaa maanta dil toogasho ah ku xukuntey ilaa 8 ka tirsanaa Amniyaadka Argagaxisada Alshabaab oo ciidamada amniga Puntland ay ku qabteen Waqooyia Gaalkacyo kana mid ahaa kooxihii amniyaadka ee dilalka ka geysan jiray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Wariye Timire oo ka mid ah wariyaasha ka howl gala Deegaanada Puntland ayaa waxaa uu diyaariyey waraysiyo kale duwan oo Madaxii amniyaadka uu kula yeeshay Barmaamij gaar ah oo ay soo diyaarisay warbaahinta Afmeer.

Hoos Ka Daawo Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Gobolada Mudug iyo Cayn ee dowladda Puntland oo dil ku xukuntay xubno ka tirsan Al-shabaab


A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>