Raysal wasaaraha DFS oo xilka qaadis ku sameeyay laba Sarkaal oo ka tirsan NISA

July 23, 2021 - Written by Editor

Ra’iisal Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd xilalkii ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA Cabdullaahi Kullane & taliyihii Nabad Sugidda ee groonka Aadan Cadde Cabdiwahaab Sheekh Cali.

Afhayeenka xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Ibraahim Macalimu oo shirjaraa,id ku qabatay magaalada Muqdisho goordhow ayaa sheegay xilalkii ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA Cabdullaahi Kullane & taliyihii Nabad Sugidda ee groonka Aadan Cadde Cabdiwahaab Sheekh Cali ka dib markii ay ka hor-imaadeen amarkii Ra’iisal wasaaraha ee ka digayey in qofna laga celin karin garoomada dalka qofkasta oo Soomaali ahna uu xaq u leeyahay in uu dalkiisa meesha uu doono u dhoofo.

Afhayeenka xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Ibraahim Macalimu ayaa yiri “Ra’iisal wasaare Rooble asaga oo ka jawaabaya muwaadiniin Soomaaliyeed oo si sharci darro-da ah maanta looga hor istaagay inay ka dhoofan garoonka Aadan Cadde, waxa uu xilka ka qaaday Cabdullaahi Kullane, Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA iyo Cabdiwahaab Sheekh Cali, Taliyihii Nabad-sugidda ee groonka Aadan Cadde,”

Hoos ka Daawo Shirka Jaar,id Ee Afhayeenka xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Ibraahim Macalimu

M_M Deeq
Halgan.bet

Comments are closed.

Archives
July 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online