Sh Dr Abdirahmaan Sh Cumar oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Ee Nairobi.

July 29, 2021 - Written by Editor

Nairobi:-Sheekh Dr Cabdirahmaan Sh Claahi Cumar oo ka mid ah culumada wax ka dhiga Jaamacadaha dalka Sacuudi Carabiya ayaa socdaal dacwo ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya .

Sheekh Cabdirahmaan Sh Claahi Cumar Xafidahulaah ayaa waxaa uu 2 muxaadaro oo qiimo badan ka jeediyey Masjidka Abu bakar Al Sadiiq   waxaana uu Muxaadaradiisa Cinwaan uga dhigay .

 وَأَصْلِحْ وَلَا تَتَّبِعْ سَبِيلَ الْمُفْسِدِينَ. Waxaa muxaadarada soo qaban qaabisay Musasada Al Ixsaan
Hoos ka Daawo Sh Dr Abdirahmaan Sh Cumar oo Muxaadaro uu ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Ee Nairobi oo ka kooban 2 qeybood

Halgan.net
Nairobi

Comments are closed.