Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha ee Puntland oo gaaray Kismaayo.[Masawiro]

July 18, 2021 - Written by Editor

KIsmaayo:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuquraadiyeynta Dawladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad oo ka mid ah Wafdiga Wasiirada ahaa ee Maalmahan ku sugnaa Gobolka Gedo ayaa maanta gaaray Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland,

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuquraadiyeynta Dawladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamud Sayid Aadan.

Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuquraadiyeynta Dawladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad ayaa waxaa ay Madaxweynaha Jubaland ku wareejin doona Magacyada 4 qof ee loo magacaabi doono Maamulka cusub ee Degmada Garbahaarey, kuwaas oo ay usoo gudbiyeen dadka Deegaanka.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

255,063 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>