Guddoomiyaha Aqalka Sare oo caawa ka hadlay khilaafka ka aloosan Doorashada Xildhibaannada Gobollada Waqooyi.[Video]
(August 5, 2021)
Muqdisho:- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa caawa Bulshada Soomaaliyeed la hadlaya ayaa ka warbixiyey waxa uu salka ku hayo Khilaafka daba dheer
Madaxweynaha Gal-Mudug oo la kulmay ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho
(August 5, 2021)
Dhuusmareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho iyo wafdi ay Ho
Madaxweynaha dowladda Puntland oo Daah furay Madasha Bangiyada islaamka ah ee Soomaaliya.[Video/Masawiro]
(August 5, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka Madasha Bangiyada Islaamiga ah oo muddo labo maalmood ah ka socon doona Garoowe. Madaxweynaha ayaa
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay 15 xubnood oo ka shaqayn doono qabashada doorashada Aqalka Sare
(August 5, 2021)
Jowhar:-Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Dr Cabdihakiim Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa magacaabay 15 xubnood oo ka shaqeyn doona qabashada doorashada xildhibaanada golaha aqalka sa