Shirka Golaha Wasiirada DFS oo looga hadlay Doorashooyinka iyo Caabuqa COVID-19.
(August 6, 2021)
Muqdisho:-Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayuu ugu horeyn ka siiyey Golaha warbixin xaaladda siyaasadeed ee da