Madaxweyne Farmaajo oo wareegto kaga xayiray Hey’adaha Dowladda heshiisyada iyo Is-afgaradyada xilliga doorashada
(August 7, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madaxbannaanida dalkeenna
Ciidanka DFS iyo kuwa Galmudug oo deegaano kala wareegay Al Shabaab.
(August 7, 2021)
Camaara:-Ciidamada DFS  iyo kuwa daraawiishta Galmudug,  ayaa maanta kooxda Al Shabaab ee dhibka badan ku haya umada Soomaaliyeed  kala wareegay deegaano hor leh, kuwaas oo hoostago de
Garab ka mid ah Guddiga Doorashada G. Waqooyi oo Guddoon Doortay
(August 7, 2021)
Muqdisho:-Guddiga doorashooyinka gobollada waqooyi gaar ahaan garabka uu magacaabay Ra’iisulwasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa galabta doortay guddoon ka dib doorasho ka dhac