Muxuu James Swan ku sheegay warbixintii uu Golaha Ammaanka ka siiyey Soomaaliya?
(August 12, 2021)
Ergeyga Xoghaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo maanta warbixin kooban siinayay Golaha Ammaanka ayaa sheegay in horumar laga sameeyey siyaasadda Soomaaliya, tan iyo markii ugu dambey
Senatarada Aqalka Sare Ee Galmudug oo Dhuusomareeb lagu doortay
(August 12, 2021)
Dhuusomareeb:-Barlamaanka Galmudug ayaa maanta soo gabagabeeyay qeybtii koowaad ee doorashada Senotarada Maamulka Galmudug u matalaya barlamaanka aqalka sare, waxaana la doortay illaa 6  Senotar