Madaxweynihii Afghanistan Ashraf Ghani oo isaga tegay Afghanistan
(August 15, 2021)
Kabul:-Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa dalka isaga tegay, isaga oo ku biiray muwaadiniin iyo ajaaniib ka cararaya dalka, xilli Taliban ay isku diyaarineyso inay qabsato magaalada caasimadd
Ciidanka Booliska Boosaaso oo howl gal ka sameeyey Xaafadaha magaalada Bosaaso [Masawiro/Video]
(August 15, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa waxaa ay howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay Xaafadaha magaalada Bosaaso ee caasimadda Ganacsiga Gobalka Bari. Howlgalkan ayaa ujeedkiisu ahaa adkeynt
Ra’iisul wasaare Rooble oo dib ugu laabtay Muqdisho
(August 15, 2021)
Nairobi:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo uu ku tagay Kenya, halkaas oo uu kula kulmay madaxweynah