Ciidamada DFS iyo Gal-Mudug oo dib u qabsaday Camaara.[Dhagayso]
(August 24, 2021)
Camaara:-Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib u qabsaday duhurnimadii maanta magaalada Camaara ee Gobolka Mudug, halkaasi oo muddo kooban ay saaka soo galeen male
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qayb galay Kulan Golaha Wadatashiga Qaran ay la yeesheen beesha Caalamka
(August 24, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda ka qeybgalaya Kulan Golaha Wadatashiga Qaran uu la leeyahay Wakiilada Beesha Caalamka. Kulanka ayaa looga hadlaya ta