Maleeshiyada Al-Shabaab oo qabsaday Bacaadweyne iyo Camaara.[Dhagayso]
(August 26, 2021)
CAMAARA:-Kadib markii ay dib uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya, maleeshiyada Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaanada Bacaadweyne iyo Camaara ee g