Madaxweynaha Dawladda Puntland oo la kulmay Issimada Puntland ee ku sugan Garoowe.[Masawiro]

August 3, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Kulan Qado Sharaf ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Puntland Isimada Dhaqanka Puntland intooda hadda ku sugan caasimada Garoowe.

Kulanka waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdi rashiid Yuusuf Jibriil , Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Guddoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online