Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xariga ka jaray Dhismayaasha cusub ee Madaxtooyada Puntland.[Masawiro]

August 1, 2021 - Written by Editor

Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismeyaasha cusub ee lagu soo kordhiyay Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa kormeeray dhammaan qeybaha kala duwan ee lagu kordhiyay Madaxtooyada, sida Qeybta gawaarida la dhigo, Wadooyinka Casriga ah, Albaabka Hore oo ay ku jirto qeybta amniga, dhireynta Madaxtooyada iyo hoolasha Casriga ah.

Dhammaan kharashaadka lagu horumariyay Madaxtooyada waxaa bixisay Dowladda Puntland, Bilicda iyo Qurxinta Qasriga Madaxtooyada ayaa kor u qaadeysa qiyamka Dowladdnimada Puntland.

—–DHAMMAAD—-
XAFIISKA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online