Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo.[Masawiro]
August 27, 2021 - Written by EditorKismaayo:-Madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee Jubbaland.
[ngg src=”galleries” ids=”3798″ display=”basic_thumbnail”]Madaxwaynaha ayaa maalmihii laso dhaafay Magaalada Muqdishu kaga qeybgalay shirkii madasha wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka dalka.
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

