Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray Dhismaha Bangiga dowladda Puntland.[Masawiro]

August 1, 2021 - Written by Editor

Garoowe :-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Dowladda Puntland.

Bangiga waxaa dhistay Dowladda Puntland iyadoo uu hore u dhagax dhigay Madaxweyne Deni 3-dii March 2020, waxaana lagu fuliyey dhismaha xaruntan kharashaadka lagu helay beekhaaminta dakhliga Dowladda.

Dhismaha xarumaha Dowladdu waxay qeyb ka tahay tayeynta iyo horumarinta adeegyada loo hayo Shacabweynaha Puntland iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online