Ra’iisul wasaaraha DFS oo kulan la qaatay Midowga Musharaxiinta

August 30, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Raisulwasaaraha DFS  Maxamed Xuseen Rooble  ayaa galabta  kulan la qaatay Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya .

Kulanka laba dhinac ayaa waxaa  diirada lagu saaray arrimaha doorashooyinka dalka iyo sidii  loo dardargelin lahaa iyada loo la is la eegayo  habraacii 24-ki bishan ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran.

Kulanka waxaa sidoo kale la isla meel dhigay sidii loogu gudbi lahaa wajiga labaad ee doorashooyinka dalka gaar ahaan golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa dhankooda waxay u gudbiyeen Raisulwasaaraha DFS tabashooyin dhowr ah oo ay ka qabaan hanaanka doorashooyinka .

A/Cawale

Halgan.net

Comments are closed.

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online